Shirkii Sanadlaha ahaa ee Xawaalada Amanaexpress

Wakiilada Xawaalada Amana Express ee waddanka UK ayaa waxa ay 21 /10/2012 iskugu yimaaden shirkii sanadlaha ahaa shirkaasi oo ka dhacay magaalada London, Ujeedad shirkaasi ayaa waxa ay ahayd in ay ay wakiiladu kala warqataan  iyo sidii lagusii horumarin lahaa howsha xawaalada . Tan labaad waxa ay ahayd in ay wakiiladu qaataan seminar ku saabsan shuruucda xawalada iyo xeerarka ay dowlada waddanka Britain u dejisay qofka lacag dirayo iyo kan looso dirayo  seminaarkaas oo uu bixinayey Simon Davis oo aqoon balaaran u leh shuruucda  Anti Money laundering regulation (AMLR) .Ugu horeeyn waxa  halkaasi hadalo soo dhaweeyn iyo mahadnaq ah kaso jeediyay Aden Mohamed Abdi  madaxa Shirkada xawalaada Amanaexpress ee waddanka Britain kaisi oo wakiiladii kasoo qeeybgalay seminaarkaas uga mahadceliyay  waqtigooda  ay usoo hureen sidii ay u qaadan lahayeen duruusta ku saabsan xeerarka xawaalada wuxuuna kula dardaramay in ay ka faaideeystaan oo ay dhaqan geliyaan wixii ay barteen.Intaasi dabadeen waxaa hadalka laguso dhaweey  Sheekh Cilmi Xuuriye oo ka mid ah howlwadeenaada xafiiska dhexe ee xawaalada Amaanaexpress  ee magaalada Dubai ee waddanka isku taag Imaaraadka Carabta kaass oo sheegay sida uu ugu faraxsanyhay in uu kasoo qeeybgalo shirkii sanadlaha ahaa ee xawaalada Amanaexpress ee waddanka UK wuxuuna wakiilada kaso qeeybagalay shirkaas uu ugu baaqay in ay laba laabaan dadaalkooda  ku wajahan shaqada xawaalaada iyo in  la iska kaashado sidii  horumarka la gaaray  loosi xoojin lahaa isagoo ugu hambalyeeyay  wakiilada iyo  howlwadeenada xafiisk dhexe ee UK  howsha wanaagsan ee ay xawaalada u qabteen. dabadeen waxaa hadalka laguso dhaweeySheekh Cilmi Xuuriye oo ka mid ah howlwadeenaada xafiiska dhexe ee xawaalada ee magaalada Dubai ee waddanka isku taag Imaaraadka Carabta kaass oo sheegay sida uu ugu faraxsanyhay in uu kasoo qeeybgalo shirkii sanadlaha ahaa ee xawaalada ee waddanka wuxuuna wakiilada kaso qeeybagalay shirkaas uu ugu baaqay in ay laba laabaan dadaalkoodaku wajahan shaqada xawaalaada iyo in la iska kaashado sidiihorumarka la gaarayloosi xoojin lahaa isagoo ugu hambalyeeyaywakiilada iyohowlwadeenada xafiisk dhexe ee UKhowsha wanaagsan ee ay xawaalada u qabteen.Intaasi dabadeed waxaa hadalkii qaatay Yuusuf Ali Osman  xogahaya  guud e xawaalada Amanaexpress ee waddanka UK waxaana uu  ka hadlay muhiimada uu kulankaa maantay  u leeyahay  shirkada xawalada iyo sda ay muhiim u tahay in mar walb la qaato seminar sidaan o kale  ah si  loo ilaaliyo xeerarka iyo shuruucda looga baahan yahay  xawaalada marka ay  ka shaqeeyneeyso waddanka UK. Yusuf Ali waxa au dhinaca kale ka hadlay new IT program oo xawaalada lagu soo kordhiyay kaasi oo dhaqan geli doono 01/11/2012, wuxuun wakiilada ka codsaday in ay shuruucda  ilalaiyaan.Intaasi ka dib waxaa hadalkii qaatay Axmed Shidane Ali madaxa dhinaca sharciyada ee Xawaalada Amanaexpress UK  kaasi oo faahaahin ka bixiyay  shuruucda iyo xeerarka loo baahan yahay in la dhaqan geliyo iyo in xeerarkaasi ay isbedelaan oo mar walba wax lagu kordhiyo sidaasi daerteedna lo baahan yahay in lala socdo seminaarka maanatyna ujeedadiisu ay athay sdii aad arintaasi ula socon lahaydeen waxaan uu hadalki uu kusoo dhaweeyay Simon Davis oo  halkaasi ka bixiyay seminaarkii loo balansanaa kaasi oo ay wax badan wakiiladu ka faa�ideen. Kulankaasi howladenad kale ee xafiisk akale ee UK e ka qeybgalay waxaa ka mid ah aIbraahin Abdulle Olow, Jaamac Xusen Sharraawe iyo Abuukar Xasan carabUgu danbeeyntii shirkaass oo socday sedex saacdood ayaa kusoo dhamaaday jawi wanaagsan iyo guul laga gaaray ujeedadii loo qabtay.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *