News

Shirkii Sanadlaha ahaa ee Xawaalada Amanaexpress

Wakiilada Xawaalada Amana Express ee waddanka UK ayaa waxa ay 21 /10/2012 iskugu yimaaden shirkii sanadlaha ahaa shirkaasi oo ka dhacay magaalada London, Ujeedad shirkaasi ayaa waxa ay ahayd in ay ay wakiiladu kala warqataan  iyo sidii lagusii horumarin lahaa howsha xawaalada . Tan labaad waxa ay ahayd in ay wakiiladu qaataan seminar ku saabsan shuruucda xawalada iyo xeerarka …

Shirkii Sanadlaha ahaa ee Xawaalada Amanaexpress Read More »

Shirkadda Xawaaladda Amaana oo deeq loo wakiishay gaarsiisay dad ku dhibaateysan Magaalada Baladweyne iyo Daafaheeda

Oktoobar 18, 2012 (HOL) � Shirkada Xawaaladda Ammaana oo maalmihii ugu dambeeyayba si weyn ugu mashquulsaneyd caawinta dadkii ay dhibaatadu ka soo gaartay fatahaadii dhawaan ku dhuftay magaalada Baladweyne ayaa deeqo kala duwan gaarsiisay dad ku dhibaateysan magaalada Baladweyne iyo goobaha ku dhow-dhow. Kaalmada shirkada Xawaalada Ammaana ay u qaybisay dadka dhibaateysan ayaa ka timid …

Shirkadda Xawaaladda Amaana oo deeq loo wakiishay gaarsiisay dad ku dhibaateysan Magaalada Baladweyne iyo Daafaheeda Read More »

Shirkada xawaalada Amaana Express oo u gudbeysa nidaamka Bankiga

Guddoomiyaha shirkada Xawaalada eeAmaana Express Cabdirisaaq Xuseen Maalin ( Tawane)  ayaa shaaca ka qaaday in shirkada XawaaladaAmaana ay u gudbeeyso nidaamka Bankiga. Hadalkan ayuu ka sheegay shir balaaran oo wakiilada Shirkadu ay kuleedahay shanta qaardood ee dunida ay iskugu yimaadeen  magaalada Dubai ee dalka imaaraadka carabta 13kiiilaa 16kii bisha April ee sanadka 2017 Guddoomiyihuwaaxaa uu ku …

Shirkada xawaalada Amaana Express oo u gudbeysa nidaamka Bankiga Read More »